§
Dadka Saalixiinta oo ku jeclaada.
Nabigu wuxuu dhahay;
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ عَنْ النَّبِيِّ صَلَّى
اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَإِذَا
أَحَبَّ اللَّهُ عَبْدًا نَادَى جِبْرِيلَ إِنَّ
اللَّهَ يُحِبُّ فُلَانًا فَأَحِبَّهُ فَيُحِبُّهُ جِبْرِيلُ فَيُنَادِي جِبْرِيلُ فِي أَهْلِ السَّمَاءِ
إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ فُلَانًا فَأَحِبُّوهُ فَيُحِبُّهُ
أَهْلُ السَّمَاءِ ثُمَّ يُوضَعُ لَهُ الْقَبُولُ فِي أَهْلِ الْأَرْضِ
Abuhurayra
wuxuu ka wariyey Nabigii Ilaahay (N.N.K.H) wuxuu dhahay: markuu Ilaahay jeclaad
adoon wuxuu u dhawaaqaa Jibriil “Ilaahay wuxuu jeclaaday hebel ee jeclow” wuu
jeclaada Jibriilna, wuxuu Jibriilna u dhawaaqaa ehelka Samada Ilaahay wuxuu
jeclaaday hebel ee jeclaada markaasay ehelka samaduna jeclaadaa, markaasna
aqbalida ayaa loo dhigaa ehelka dhulka.
§
Sunooyinka oo
aad badsato.
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ قَالَ
رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ إِنَّ اللَّهَ قَالَ مَنْ
عَادَى لِي وَلِيًّا فَقَدْ آذَنْتُهُ بِالْحَرْبِ وَمَا تَقَرَّبَ إِلَيَّ
عَبْدِي بِشَيْءٍ أَحَبَّ إِلَيَّ مِمَّا افْتَرَضْتُ عَلَيْهِ وَمَا يَزَالُ
عَبْدِي يَتَقَرَّبُ إِلَيَّ بِالنَّوَافِلِ حَتَّى أُحِبَّهُ فَإِذَا
أَحْبَبْتُهُ كُنْتُ سَمْعَهُ الَّذِي يَسْمَعُ بِهِ وَبَصَرَهُ الَّذِي يُبْصِرُ
بِهِ وَيَدَهُ الَّتِي يَبْطِشُ بِهَا وَرِجْلَهُ الَّتِي يَمْشِي بِهَا وَإِنْ
سَأَلَنِي لَأُعْطِيَنَّهُ وَلَئِنْ اسْتَعَاذَنِي لَأُعِيذَنَّهُ
Abuhurayra
wuxuu ka wariyey nabiga in Ilaahay dhahay; cidii ku xadgudubta Wali wxaan u
iclaamiyey dagaal, adoona iiguma soo dhowaado arrin (haduuba iigu soo dhowaado)
waxaan ugu jecelahay inuu iigu soo dhowaado waxaan ku waajibiyey, adoonkayguna
kama suulo inuu iigu soo dhowaado Sunayaasha (haduuba la yimaado) waan
jeclaadaa, hadaan jeclaadana waxaan ahaadaa maqalkiisa uu wax ku maqlo,
aragiisa uu wax ku fiiriyo, gacantiisa uu wax ku qabsanayo iyo lugtiisa uu ku
soconayo, haduu i waydiistana waan siin, haduu wax iga magan galana waan magan
galin.
§
Rasuulka ood
raacdid
(
قُلْ إِنْ كُنْتُمْ تُحِبُّونَ اللَّهَ فَاتَّبِعُونِي يُحْبِبْكُمُ اللَّهُ
وَيَغْفِرْ لَكُمْ ذُنُوبَكُمْ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَحِيمٌ ) [آل عمران:31]
Waxaad
dhahdaa haddaad tihiin kuwo jeeel Eebe i raaca haydin jeelaado Eeebee hana
idiin dhaafo dambigiinee, Eebana wa dambi dhaafe Naxariista.
§
Isu dul dhiga
Muslimiinta iyo inaad Ilaahay jidkiisa u jihaado.
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا مَن
يَرْتَدَّ مِنكُمْ عَن دِينِهِ فَسَوْفَ يَأْتِي اللَّـهُ بِقَوْمٍ يُحِبُّهُمْ وَيُحِبُّونَهُ
أَذِلَّةٍ عَلَى الْمُؤْمِنِينَ أَعِزَّةٍ عَلَى الْكَافِرِينَ يُجَاهِدُونَ فِي
سَبِيلِ اللَّـهِ وَلَا يَخَافُونَ لَوْمَةَ لَائِمٍ ۚذَٰلِكَ فَضْلُ
اللَّـهِ يُؤْتِيهِ مَن يَشَاءُ ۚ وَاللَّـهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ ﴿٥٤﴾
Kuwa
Xaqa Rumeeyow Ruuxii ka Ridooba Diintiisa oo idinka mid ah, wuxuu Eebe keeni
qoom uu Jeeelyahay iyana Jeeel una naxariista Mu’miniinta kuna Daran Gaalada,
kuna Jahaadi Jidka Eebe oon ka Cabsanayn Canaanta Canaante, Taasina waa Fadliga
Eebe wuxuuna Siiyaa Cidduu Doono, Eebana waa Deeq Badane Og.
§
Toobada badan
…إِنَّ اللَّـهَ يُحِبُّ التَّوَّابِينَ
وَيُحِبُّ الْمُتَطَهِّرِينَ ﴿٢٢٢﴾
Ilaahaynna
wuxuu jecelyahay kuwa toobadda badan, wuxuuna jecelyahay kuwa isdaahiriy
No comments:
Post a Comment